DHAGEYSO : Ri’sulwasaare Saacid Iyo Prof Jawaari oo Booqday Xarumaha Cidamada Dowlada

Aqrisatay:516

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ”Jawaari” ayaa booqday xarumaha Ciidamada dowlada ee ku yaal Magaalada Muqdisho.

Sidoo Kale Booqasha Madaxadan ayaa waxa wehlinaayay Saraakiisha Ciidamada Dowlada iyo Masuuliyiin kale iyadoona Ra’isul wasaaraha Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ay Ciidamada Dowlada kula dar daarmeen inay adkeeyaan amaanka Magaalada Muqdisho.

Email: Horyaalmedia@live.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media