DHAGEYSO Ra’isul Wasaare Saacid oo Amaanay Ciidamada Ku Sugan Kismaayo
Aqrisatay:322
Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Dr Saacid Faarax Garaad ayaa amaanay maamulka iyo ciidamada kusugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Sidoo Kale Dr Saacid ayaa sheegay in ciidamada Kismaayo ay fashiliyeen isku dayo qaraxyo loo adeegsan lahaa gaadiid, kaas oo lagu qabtay maalin kahor gudaha magaalada Kismaayo.
![]()
Email: Horyaalmedia@live.com






















