Thursday, April 24th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO : Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Socda Aqristayaasha Shabakada Warbaahinta Horyaalmedia.com

Aqrisatay:9521

Wariye Cabdi Shakuur Farax CigaleDhamaan Aqristayaasha Sharafta Leh ee Ku Tixan Shabakada Warbaahinta Horyaalmedia waxa la ogeysiinayaa in Horyaalmedia.com ay dhawaan bilaabi doonto Sheeko Jaceyl ah islamarkaana aad u xiisa badan iyadoona Sheekadaa Lagu Magacaabo jaceylkii dhoofka diiday

Sheekadaan ayaa ah Qiso Dhab ah oo ka dhacday Caasimada Dalkeena Hooyo ee Muqdisho, waxayna ku dhacday Lamaane Soomaaliyeed

Hadaba Sheekadaan ayaa waxa qalinka u qaatay Wariyaha shabakada Warbaahinta Horyaalmedia ee ku sugan Magaalda Khartuun Maxamed Ciisa Koonaa

Sidoo Kale Sheekadaan ayaad dhageysan doontaan Maalin walbo oo Arbaca iyadoona Qeybta Koowaad ad Dhageysan Doontaa Arbacada Soo socota oo taariikhdu ay ku beegan tahay 23-1-2013

Hadaba Dhageyste la soco oo yeyna ku seegin shakadii Lamagac Baxday jaceylkii dhoofka diiday

 

Share
  • 3 Responses to DHAGEYSO : Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Socda Aqristayaasha Shabakada Warbaahinta Horyaalmedia.com

    1. cabdi bay says:

      runtiii sheekadaan waa sheko aad aan ugu meleyo in ay la mitahay qiso aniga isoo marty mar aan jcl lwadaagay inan aan aad u jclaaaa runtii waana dhegysan donaa insha alaaah

    2. caasho says:

      waan sugaynaa sheekadaan waadna amhadsan tihiin horyaalmedia waxan ka helay magaca sheekadaan

    3. Mahamed ibrahin ciise says:

      Walaaliyal sheekada aniga ma,arko wana xiisenayaa maxaan sameeya

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media