DHAGEYSO Odayaasha Jubooyinka oo Qaadacay Maamulka Ay IGAD u Sameynayso Gobolada Jubooyinka

Aqrisatay:341

Suldaan Xuseen Xasan Naaleeye oo ka mid ah Suldaanada ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka ayaa si adeg uga hadlay maamulka ay igad u sameyanyso Gobolada Jabooyinka.

Sidoo Kale sudaan xasan Naaleeya ayaa sheegay in maamul usamaynta Jubbooyinka ay tahay howl utaal shacabka goboladaas dega.

Suldaanka ayaa waxa uu hadal gardaro ah ku sheeegay war ka soo yeeray Ra’isul Wasaaraha Itoobiya kasoo aha in Dowlada itoobiya ay taageersan tahay Maamulka loo sameynayo Gobolada Jubooyinka, Waxana suldaanka itoobiya u sheegay in maamul loo sameeyo Jubooyinka aysan shaqo ku laheyn .

Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com

Nairobi-Kenya
Horyaalmedia@live.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media