DHAGEYSO : Madax Ka Tirsan Dowlada Soomaliya oo Ka Badbaaday Shil Diyaaradeed
Aqrisatay:609
Masuuliyiin Ka Tirsan dowlada Soomaaliya ayaa ka bad baaday shil diyaaradeed iyadoona Masuuliyiintaan ay ka mid ahaayeen Xildhibaan dalxa Iyo Cali ameeriko
Shilkaan diyaarad ay ka bad baadeen Masuuliyiintaan aka dhici rabay gudaha Dalka Kenya, waxana dib u dhacay uu ku yimid Safrakii Masuuliyiintaan ay ku aadi rabeen Magaalada Muqdisho.
Email: Horyaalmedia@live.com
Share





















