DHAGEYSO: Macalin Geele ‘Guuldardii Ku Dhacday Qaranka Soomaliya Waxa Sabab u ahaa Garoonka’
Aqrisatay:1372
Macalin Geela ayaa Ka hadalay Ciyaartii Maanta looga badiyay Xulka Qaranka Soomaaliya isagoona Macalin Geele uu Shaaca Ka Qaaday in Garoonka ay ku Ciyaarayeen u ahaa Mid Haleysan oo Dhiiqo ah.
Macalin Geele ayaa Sidoo kale Amaanay sida ay u ciyaareen Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya waxa uuna edeyn u soo jeediyay Xiriirka Kubada Cagta Soomalaiya.
Email: Horyaalmedia@live.com
Share





















