DHAGEYSO :Kooxda Shabaab oo Sheegatay Weerarkii Lagu Laayay Askarta Puntland

Aqrisatay:541

Afhayeenka Dhinaca Howlgaladda Kooxda Shabaab Sh C/Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in dagalkii ka dhacay Gal-Gal ay kaga dileen ciidamada Puntland askar aad u fara badan

Sidoo Kale Afhayeenka Kooxda Shabaab ayaa sheegay in ciidamadooda ay sii wadayaan dagalka, isagoo carabaabay in ay xaq tahay in lagu jihaado ciidamada Puntland sida uu hadalka uyiri.

Email: Horyaalmedia@live.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media