DHAGEYSO Kooxda Shabaab oo Ku Faantay Inay Wali Ka Howgalaan Magaalada Muqdisho
Aqrisatay:557
Gudoomiyaha Kooxda Shabaab ee gobolka Banaadir Sh.Cali Maxamed Xuseen (Jeesto) ayaa sheegay in ay wali ku sugan yihiin Gudaha magaalada Muqdisho.
Sidoo kale Cali Jeesto ayaa shaaciyay ka go’an tahay in ay sii wadaan weerarada kadhanka ah ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Amisom.
Riix Halkan si aad udhagaysato Hadalka Shabaab.
Share





















