DHAGEYSO Howgal Lagu Soo Qabtay Haraadiga Kooxda Shabaab oo Laga Sameeyay Jowhar

Aqrisatay:461

Howlgal lagu baadi goobayo Haraadiga Kooxda Shabaab ayaa laga smeeyay Xaafdao kamid ah Jowhar iyadoona Howgalkaan uu ahaa mid lagu bartilmaameedsanayay dad la sheegay in ay kamid ahaayeen dagaalyahanada Shabaab oo magaalada si dhuumaalaysi ah ku joogay.

Sargaal katirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa lahadlay Warbaahinta isagoona u sheegay in howgalkaan ay ku soo qabteen halmiino iyo Dhalinyaro sigu jirta Gabdho Iyo Wiilaal kuwaas oo xiriir la leh Kooxda Shabaab.

Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com

Nairobi-Kenya
Horyaalmedia@live.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media