DHAGEYSO : Guri Ku Dumay Dad Barakacayaal ah Iyo Qasaaro Ka Dhashay

Aqrisatay:931

guri dumay..Guri ay Deganaayeen dad barakacaayl ah oo ku yaal Xaafda Horseed ee degmada Hodan ayaa la sheegay inuu dumay iyadoona qasaaro uu soo gaaray barakacayaashi deganaa guriga.

Hooyo deganaeed guriga dumaya ayaa warbaahinta u sheegtay in qasaaro uu soo gaaray waxayna xaqiijisay in wiil yar oo ay dhashay uu ku hoos jiro guriga dumay.

Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com

Nairobi-Kenya

Horyaalmedia@live.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media