Saturday, April 19th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Gabar Soomaaliyeed oo La Nool Cudurka Aids-ka oo Ka Sheekaynaysa Dhibaatooyinkiisa

Aqrisatay:2380

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa Shalay waxaa laga xusay Maalinta Aids-ka aduunka, waxaana munaasabadda kasoo qeyb galay qeybo badan oo Bulshada kamid ah.

Xaflada oo ay kasoo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxaa looga hadlay dhibaatooyinka Cudurka dilaaga ah ee Aids-ka.

Mid ka mid ah munaasabadaha lagu xusayay maalinta Aids-ka waxaa lagu qabtay xarunta dadka barakacay lagu quudiyo ee ku taalla agagaarka Tarabuunka ee degmada Hodan.

Munaasabadaha lagu xusayo Maalintaan ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay dad la nool ama qaba cudurka Aids-ka.

Nasteexo oo kamid ah Gabdhaha Soomaaliyeed ee qaba cudurka ayaa ka hadleysa sida uu yahay Cudurka Aids-ka iyo sida ay ku qaaday.

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media