DHAGEYSO: Faysal Cali Waraabe oo Calaamad Su’aal Dul Dhigay Gooni isu taaga Somaliland

Aqrisatay:2351

Faysal Cali WaraabeFaysal Cali Waraabi oo ah Musharax u taagan xilka Madaxtinimda Soomaliland ayaa sheegay in uu daliilsan yahay qaabkii loo maamulay Doorashadii Golaha deegaanka ee ka dhacday Soomaliland.

Sidoo Kale Faysay Cali Waraabe ayaa ka hadlay gooni isutaaga Soomaaliland isagoona shaaca ka qaaday in Somaliland ay ku guul dareysatay gooni isutaagii ay in muda ah raadinaysay.

Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com

Nairobi-Kenya

Horyaalmedia@live.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media