DHAGEYSO: Faroole oo Baaq u Diray ganacsatada Puntland
Aqrisatay:700
Madaxweynaha Maamulka Puntlanf Faroole ayaa baaq u diray Ganacsatada Puntland isagoona ka codsaday inay hantidooda wax ugu qabtaan dhismaha garoonka Diyaaradaha.
Faroole ayaa hadalkaan ka jeediyay Kulan uu La Qatay Ganacsatada Boosaaso waxa una si kaftan ah ugu hanjabay ganacsatada isagoona baaq u jeediayay.
Email: horyaalmedia.com
Share





















