DHAGEYSO Dr Gaboose “Ictiraafka Soomaliland Waxa Dhaawacay Siilaanyo”
Aqrisatay:451Guudoomiyaha Xisbiga Umada Soomaliland Dr gaboose Ayaa Siweyn u dhaleeceyay Siyaasada uu Somaaliland ku wado Madaxweyne Siilaanyo
Sidoo kale Gaboose ayaa sheegay in ictiraafkii Soomaliland la dhaawacay islamarkaana uu dhaawacay Madaxweyne Siilaanyo.
![]()
Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com
Nairobi-Kenya
Horyaalmedia@live.com
Tags: featurd






















