DHAGEYSO: Ciidamada Dowlada oo Lagu Eedeyay inay iibsadaan Dhalinyarada
Aqrisatay:1311
Odaayasha reer Marka ayaa Saxaafda u sheegay in Ciidamada Dowlada ay dhibaato ku hayaan dadka degan Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Sidoo Kale Odayaasha ayaa ciidamada Dowlada ku eedeyay inay dadka iska qabsadaan islamarkaana ka qaata lacago madax furasho ah.
Odayasha degmada Marka ayaa intaasi ku daray in Tacadiyo badan loo gaysto oo ay yihin dad aad loo duleeystay isla markaasna aan wax qiimeyn ah aan kala kulmin ciidamada dowladda Somalia.
Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com
Nairobi-Kenya
Horyaalmedia@live.com
Share





















