Wednesday, April 23rd, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO Bam Lagu Tuuray Guri Ay Daganeed Gabar u Shaqeynaysay Amisom

Aqrisatay:1171

Waxa Bam lagu tuuray Guri ay Deganeed Gabar la sheegay inay u shaqeynaysay Ciidamada Amisom iyadoona Shaqada Gabadhaan naloogu sheegay inay aheed turjumaan.

Guriga Bamka lagu tuuray ayaa ku yaal Degmada Hodan, waxana bamkaan la xaqiijiyay inuu geystay qasaaro badan

Qof ku sugan Degmada Hodan ayaa Warbaahinta u sheegay in qasaaro uu soo gaaray qoyska gabadha lagu tuuray Bamka, iyadoona ay ka bad baaday gabadhii lala damacsanaa Bamka.
Ugu Danbeyn Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo goobta degan uma aysan tagin qoyskan weerarka lagu qaadaya iyadoo waliba gabadhaas loo bartilmaameedsanayo shaqada ay Amisom uhayso.

Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com
Nairobi-Kenya
Horyaalmedia@live.com

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media