DHACDO DHAB AH:- Aniga oo Ka xiisa dhigay Jaceylkeeda ayan mar qura ka dhex arkay Bakeeriga aan shahiga ka cabaayay!!!!

Aqrisatay:5941

koobWaa dhacdo dhab ah waxa ayna ku dhacday Wiil magaciisu loo soo gaabiyay Asad Xuute oo iminka ku nool Magaaladda Muqdisho ee Casimadda Dalka Somalia

Asad waxa uu shabakadda Soomaalidamaanta u sheegay in Qisadaani ay isaga ku dhacday waxa uuna sheegay in mudda ah inuu Jeclaa Gabar dhigiisa ah Hayeeshe uu sheegay inaysan Jecleen iyada

Asad waxa uu Tilmaamay in Gabadhaasi uu u bandhigay Dhibaatada Jaceylka Balse ay iyaduna dhagaha ka qabsatay, Asad oo ka xiisa dhigay Jaceylka Gabadhaasi ayaa waxaa dhacday in ay iyadu Dib kasoo jeclaatay Hayeeshee Asad waxa uu taasi ku sheegay inay tahay Nabsi kasoo baxay xilli xun uu isaga ka niya-jabay

Asad oo niyadiisa ka saaray Jaceylka Gabadhaasi ayaa waxa uu mar qurah arkay Gabadhii uu jeclaan jiray oo ku dhex jirta Koobkii uu ku cabaayay Biyaha waxa ayna la noqotay Fajac.

Asad oo aan aaminsaneyn Erayga ah waxan ka dhex arkay Bakeeriga ayaa sheegay in arintaasi ay tahay mid dhab ah islamarkaana Ruuxa wax jecel mar waliba uu u sawirmaayo hadba halka ay mareyso Jaceylkiisa

Si kastaba ha ahaatee Qisadaani mahan mid lagu soo koobi karo Qoraal balse waxan ka qaadaneynaa Xigmada waxa uuna Asad aaminay in Jaceylka uu yahay nabsi islamarkaana marba ku geynaayo halka uu Deeganka ka dhigtay, waxa uuna dadka Ehelka u ah Jaceylka ku booriyay inay niyadda u sheegan in Jaceylka uu yahay mid aan muuqan balse awood baaxad weyn leh.

Share

Barnaamijyada Horyaal Media