Wednesday, April 23rd, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:Muuqal Naxdin Leh Oo Laga Soo Duubay Gabar Soomaaliyeed Oo u Baahan Caawinaad

Aqrisatay:1941

Deeqo Cabdi Axmed Waa gabar Soomaaliyeed ooku Dhiobaateysan Isbitaalka Lagu MagacaaboKijabi Hospital ee ku yaal duleedka Magalaada Nairobi.

Deeqo Waxaa Qaliin looga sameeyey dhinaca daanka ,iyadoo halkaasi ay kaga soo baxday buroweyn oo qarisay wejigeega oo dhan ilaa Indhaha,waxeyna isbitaalka ay ku jirtaa ku dhwaad mudo 4 Bilood ah.

Waxaan haatan loo heestaa qarashkii ku baxay qaliinkaasi ilaa inta ay ku jirtay Isbitaalka ,Gabdhaasi dhibanaha ah wax ehel ah uma joogo Magalada Nairobi marka laga reebo wiil dhalin yaro ah oo walaalkeed ah ,Wuxuuna islahaa qaraabada ayaad garab ka heli doontaa haseyeeshee wax caawinaad ah kama helin ehelkiisa xitaa kun doolarba oo kaliya ,waxaan loo heeestaa lacag dhan @5000 ( Shan Kun Oo doolar)

Deeqo haatan waxeey ku xanibantahay Isbilaada qeyb ka mid ah oo Kaniidsanad ay leedahay halaaksi oo Shalay aan ku booqday aan indhahyga ku soo arkay gabar Soomaali ah iyo Mid kale oo u dhalay Dalka Jarmarka oo ku hadlaysa Afka Soomaaliga ,kuwaasi oo gabdha ku dhahy waan ku caawineynaa hadii aad diinta islaamka ka baxaeyso.

Hadaba qodkasta oo Muslim ah Gabdhaasi hasoo caawiyo oo aan ka bixino Isbitaalkaasi si aan daruufta jirto looga Faaiideysan in diinta looga saaro.

Gabadhaasi hataan waxaeey u baahan tahay waa
qarash yar oo gaarayo Shan Kun oo Doolar o hataan lagu leyahay iyo weliba qaliin labaad oo loo celiyo kadibna lagubayo goobta ay burada ka soo baxday si mardambe aanu uu soo laaban waxana ku baxayo qaliinkasi labaad ilaa Labo Kun oo Doolar.

Fadlan Nala Daawo Muuqaalkaasi Naxdinta leh.

Gabdha Dhibanaha Ah Deeqo Cabdi Axmed Waxaad kala Xiriiri Kartaan
Tel:+254708671925 ama Walalkeed Bishaar Cabdi Axmed
Tel+2547199996
FG:Fadlan Cid aan Dhibanaha ama Walalkeed eheen waxba yaan loogu Dirin toos Ula Xiriira.

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media