DAAWO SAWIRADA:Barnaamij Loogu Magac daray “Hir geli Hamigaaga Faneed” oo Lagu qabtay Muqdisho
Aqrisatay:4081Barnaamij loogu magac daray “Hir geli hamigaaga Faneed” oo ayaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Mudisho iyadoona Barnaamijkaan ay curintiisa laheedahay xarunta cilbaarista iyo wadahadalka (CRD)
Sidoo Kale Barnaamijkaan ayaa waxa lagu qabtay Xarunta CRD ay ku leedahay Magaalada Mudisho ,waxana Muhimada Barnaamijkaan ay tahay in uu hor seed u noqdo soo saarista fanaaniin, jilayaal, hal abuurro, iyo Muusiko yaqaan oo dhamaan da’ yar.
Hadaba Halka ka Daawo sawirada Xubnihii Ka Soo Qeybgalay Barnaamijkaan




































