DAAWO SAWIRADA :Qaraxii Ka Dhacay Masjidka-Alhidaaya ee Xaafada Islii
Aqrisatay:2099
Aqristayaasheena Sharafta Leh hadynu nahay Bahda Shabakada Horyaalmedia.com waxa inoo suura gashay in aan idin soo gudbino Qaar Ka mid ah sawirada Qaraxii Ka Dhacay Masjidka Al-Hidaaya ee Xaafda Islii
Sawirradan ayaa laga soo qaaday goobta uu qaraxu ka dhacay iyo isbitaalka Madina Mall ee magaalada Nairobi,
Halkaan Ka Daawo Sawirada Qaraxa Ka Dhacay Masjidka Ku Yaal Islii
Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com
Nairobi-Kenya
Horyaalmedia@live.com


























