DAAWO : Maama Maryan Mursal oo Hees Ka Sameysay Dhibaatooyinka uu Leeyahay Cudurka HIV/AIDS-ka

Aqrisatay:7351

Maama Maryan Mursal Ciise ayaa hees cajiib ah ka sameysay dhibaatooyinka laga dhaxlo cudurka AIDS-ka iyadoona lawada ogyahay in cudurkaan uu fara ba’an ku hayaa malaayiin qof oo dunida guudkeeda ku nool

Hadaba dadka uu cudurkaan dhibaatada ku hayo waxa ka mid ah dalkeena Hooyo sidaas darteeed ayaa maam maryan Mursal waxay garwaaqsatay inay ka wacyi galiso bulshada soomaaliyeed dhibaatada uu leeyahay Cudurka AIDS-ka

Halkaan Ka Dhageyso Heesta AIDS-ka oo Soo Baxday Sanadka Cusub 2013

Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com

Nairobi-Kenya

Horyaalmedia@live.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media