DAAWO Idil Barkhad oo Soo Saartay Hees Ay Dad Badan Jecleesten

Aqrisatay:5388

Hees ay dad badan oo Soomaali ah la dhaceen ayaa waxa soo qaaday Fanaanada waayahan Fanka ka maqneed ee Idil Barkhad iyadoona heystaan ay leedahay Muuqaal cajiib ah.

Sidoo Kale Heestaan ayaa noqotay Mid si weyn looga Dhageyso Qaarada Yurub, waxana noqotay Heesta loogu daawashada badan yahay Heesaha Soomaalida ee dhawaan soo baxay.

Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com
Nairobi-Kenya
Horyaalmedia@live.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media