DAAWO Fanaaniin Caan ah oo Fariin u Diraya Madaxda Dowlada Iyo Mucaaradka Ka Soo Horjeeda

Aqrisatay:6321

Qaar Kamid ah Fanaaniinta Ugu Caansan Dalkeena Hooyo ayaa Fariin duco iyo dardaan isugu jirta u diray shacabka Soomaaliyeed
Sisoo Kale Fanaaniintaan ayaa Duco iyo Fariin u diray Dowlada Soomaaliya Iyo Mucaaradka ka soo horjeeda

Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com

Nairobi-Kenya

Horyaalmedia@live.com

Share

Barnaamijyada Horyaal Media