Friday, April 18th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO Ciidamada Kenya oo si Bini’aadanimada ka Baxsan u Dilaya Dad ay Ku Sheegeen Shabaab.

Aqrisatay:1572

Ciidamada Kenya ee kusugan dalkeena Soomaliya waxaa ay qeyb ka yihiin ciidamada Amisom ee dowlada Soomaaliya ka garab siinaya dagaalka kadhanka ah Shabaab.
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ah magaalada ugu weyn ee ay ciidamada la wareegeen dhawaan, waxaase jiray dagaalo badan oo ay sii mareen.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWO MUUQAAL NAXDIN LEH

Arinta layaabka leh ayaa ah in la arkay muuqaalo muujinaya ciidamada Kenya oo si binmi’aadanimada ka baxsan udilaya dad ay ku sheegeen Shabaab.
Ciidamada Kenya ayaa isku soo harereeyay dhalinyaro ay abteen, soona qaatay ulal waa weyn, biro iyo wayxaabo kale kadibna si arxan daro ah ula dhacay.

Arintan ayaa kamid ah dhibaatooyinka ay ciidamada shisheeye ku hayaan dadka Soomaaliyeed ee laga yaabo in ay daruufo nololeed ugaysteen qoryaha ay ku dagaalamayaan.

Email: Horyaalmedia@live.com

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media