DAAWO Arooska Ugu yaabka Badan Dunida oo Ka Dhacay Dalka Hindiya

Aqrisatay:1565

Aroos ay dad badan la yaabeen ayaa ka dhacay dalka Hindiya iyadoona arooskaan uu ka yaabiyay malaayiin qof oo ku sugan dunida daafaheeda.
Sidoo kale Arooskan ayaa ahaa mid la isku qasbay gabadha iyo wiilka waxana si qasab ah wiilka loogu daray gabar uusan rabin iyadoona Muuqaalka aad ku arki doontid wiila oo oynaya xiliga gabadha lagu darayay.

Email: Horyaalmedia@live.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media