Saturday, April 19th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo: Amiin Caamir oo Balanqaaday inuu Dhisidoono iskuulo Lagu Barto Farshaxanka

Aqrisatay:2044

Farshaxanistaha weyn ee Amiin Caamir oo ku nool waqooyiga America  ayaa waxa uu soo gaaray Magaalada London, iyadoona Halkaasi ay ku soo dhaweeyen Jaaliyada Soomalida Uk

Riix Halkaan SI AAD U DaawATo.

Amiin Caamir ayaa waxa Airaporka ku soo Dhaweeyay Bahda Isboortiga ayagoo sheegay inuu Aamin ahaan jiray Ciyaaryahan u ciyaari jiray kooxdii Gadiidka oo abihisna u soo ciyaaray kooxda Gaadiidka.

Booqashada Amiin Caamir uu ku yimid wadanka uk ayuu ku sheegay inuu Wado Barnaamij Hor udhaca uu Rabo in Iskoolo lagu Magacabo Magaca Aminarts uu Ka dhiso Dhamaan Gobolada iyo Caasimada Dalka Soomalia, Si ay loo helo arday Artiska aad ugu wanaagsan.

Email: Horyaalmedia@live.com

 

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media