Daawo Alfanaan Mahad Jeesto oo Soo Saaray Hees Muuqaal Cajiib ah Leh

Aqrisatay:1681

Fanaanka Mahad Jeesto ayaa dhawaan soo saaray hees muuqaalkeedu uu qanciyay Taageerayaashiisa iyadoona heestaan ay ka dhaxmuuqado gabar aad u qurux badan.
HALKAAN KA DAAWO HEESTO OO MUUQAAL CAJIIB AH WADATO
Dad badan oo taageera Fanaanka ayaa isweydiiyay heestaa leh Muuqaalka Cajiibka ah ee uu soo qaaday Fanaanka iyadoona Heestaan ay Noqotay Hees si aad ah loo daawado.

Email: Horyaalmedia@live.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media