DAAWO Al-Fanaan Axmed Zaki oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Heesta” Dabayluhu way sitaan”

Aqrisatay:2512

Al-Fanaanka Axmed Zaki ayaa soo qaaday hees jawaab u ah Heesta lagu Magacaabo ” Dabayluhu way sitaan” oo ay qaaday Fanaanada Nimco dareen.
Nimco dareen ayaa heestan u aheed mid dareen ah balse fanaanka Ahmed Zaki ayaa jawaab kulul kabixiyay isagoona shaaciyay Sirta Heestaan.

Email: horyaalmedia@live.com

Share

Barnaamijyada Horyaal Media