Friday, April 18th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ciidamada Soomaliland oo Markii u horeeysay loo xiray Darajooyinka Ciidamada

Aqrisatay:2361

3;Maanta oo kale 2- dii bishii Febraayo1994, waxay ku beegantahay sanad guuradii 19-aad ee markii uu madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, ku dhawaaqay aasaaska ciidan milleteri oo Somaliland yeelato kadib markii la mideeyay maleeshiyaadkii.

1

 

 

 

 

Ilaa iyo xilligaasi ciidamada Somaliland ee milletiriga, boliiska, iyo asluubtu midkoodna ma xiran jirin darajooyinka ciidamada lagu yaqaanno.
inkastoo la kala yaqaanno saraakiisha iyo askarta.

2..

 

 

 

 

Maanta, ayaa markii ugu horreysay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ku dhawaaqay oo ansixiyay in ciidamadu xidhaan derajadooda, isagoo sheegay in saraakiil, saraakiil xigeen ka badan shan kun haatan loo diyaariyay derajadoodii inay xidhaan iyo gunooyinkoodii oo miisaaniyadda sanadkan 2013 ugu jira.

 

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media