Ciidamada Amaanka Dalka Bulgeria Oo Gacanta Ku Dhigay Tahriibayaal Soomaaliya
Aqrisatay:837
Ciidamada Amaanka Dalka Bulgaria ee ilaalaya Xuduuda Dalkaasi ay Qabqabtay Ku dhawaad 169 Tahriibayaal African ah iyadoo Tahriibayaashaasi ay u badnaayeen Soomaali
Wakaalada Wararka Dalka Bulgeria ayaa Lagu Soo daabacay Ciidamada Amaanka ee Xuduuda Dalka Bulgeria Gaar ahaan Kuwa Gobolka Edirne ayaa ganacta ku dhigay Tarriibayaal u kala dhashay Soomaaliya, Afghanistan, Eritrea, Myanmar, Iraq, Palestine iyo Congo.
Tahriibayaashaan ayaa rabay in haalkaasi ay uga sii gudbaan Qaarada Yurub iyadoona hada su’aalo lagu weydiinayaa Xabsiga ugu weyn Gobolka Edirne Ee dalka bulgeria
Ugu Danbeyn Tahriibayaasha Soomaalida ayaa Wada ay U tahriibayaan ay kala kulmaan Xabsiyo Jirdil iyadoo aysan jirin Dowlad u dooda dadkaan soolida ah islamarkaan uu caalamka waxixtiraam ah uusan u heynin dadka soomaalida
W/Q:Cabdi Naasir Shiikh Muuse Cigale(Ducaale)
Email:Ducaale96@hotmail.com
www.Horyaalmedia.com
Email:Horyaalmedia@gmail.com
Share





















