Wararka
Hay,adda CRD oo bilowday soo noolaynta Ururkii USC
Aqrisatay:561Hay,adda lagu magacaabo CRD ayaa magaalada Muqdisho waxay kawadaa barnaamijyo farabadan balse waxaa ugu daran Midka ay maanta oo taariikhdu tahay 2013/06/17 ay soobandhigtay wuxuuna
ShareQeybta Wararka
Dadka Dawarsada Ama tuugsada oo Ku soo badanaya Xafada Islii
Aqrisatay:331Marka aad dhex marayso wadooyinka waaweyn ee magalada nairobi gaar ahaan xaafada ay soomaalidu degto ee islii ayaa waxa ay in dhahagu qabanayaa dad aad
ShareWararka Archives
Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culummada waa-weyn ee Soomaaliyeed ayaa Jimcihii ka digay in “Afkaarta Shiicada” ay ku faafto dalka Soomaaliya. Sheekh Umal ayaa khudbaddii Jimcaha ku sheegay in ...
Nigeria oo Xasuuqday Xulka Yar Ee Tahiti - Jun 18, 2013
Xulka heysta koobka qaramada Africa ayaa guul ku bilowday koobka Qaaradaha ka dib markii ay 6-1 ku dardareen xul aadka u yar ee markii ugu horeysay masraxa caalamka soo istaaga ...
Xaaskaaga Si Walbo oo aad Uga Xanaaqdo Sidaan Ma Yeeli Laheed DAAWO SAWIRO - Jun 17, 2013
Muuqaalo ay baahiyeen Tv-yada qaarkood dalka Scottland waxa la arkayey Charles Saatchi oo xaaskiisa ceejinaya xilli ay baar wada fadhiyeen. Charles Saatchi oo xaaskiisa lagu magacaabo Nigella Lawson ayaa waxa muuqaalo si qarsoodi ...
DAAWO FADEEXAD FANEED: Fartuun Cumar oo Loo Heysto Hees ay Qaaday - Jun 17, 2013
Kulan Wanaagsan Dhamaan Akhritayaasha Shabakadaan Horyaalmedia.com Ku Soo Dhawaada waraysi dhinacyo badan oo lala yeeshay fanaanada caanka ah FARXIYA RASTA, OO ka waramaysa Hees Ay ka bililaqaysatay Fanaanada reer North America Fartuun ...
Fu’aad Shongole: “Soomaaliya ayaa laga Xukumayaa Mareykanka iyo Yurub” - Jun 17, 2013
Sheekh Fu’aad Maxamed Qalaf oo ku magac dheer Fu’aad Shongole oo xalay Muxaadaro cinwaankeedu ahaa Allaa Weyn ka jeedinayay Masjidka Cumar Ibnu Alkhadaab ee ku yaala degmada Baraawe ayaa sheegay ...
Baro Hadiyada ugu Qaalisan ee Dumarka jacel yihiin Laguna Kasbado - Jun 17, 2013
Dad badan ayaa aamisan in dumarka lagu farxad galiyo wax yaabo aad u qaali ah sida in la siiyo dahab ama hanti qaali ah taas oo lagu soo jiidan karo ...
DAAWO SAWIRADA: Kooxda Al-Shabaab oo soo Ban-dhigtay Hub Iyo Saraakiil Ay Ku Sheegeen Kenyaan - Jun 17, 2013
Kooxda Shabaab ayaa soo bandhigtay hub iyo saraakiil ay ku sheegeen Kenyaan oo lagu soo qabtay dagaal bishii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Dhamajaaley ee dhulka Soomaalida Kenya. Shabaab ayaa waxa ...
Maalinta ay dhaceyso Caleema Saarka Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb oo La Shaaqciyay - Jun 17, 2013
Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa shaaca ka qaaday waqtiga rasmi ahaan Madaxweynaha cusub ee maamulkaasi iyo ku xigeenkiisa loo caleemo saarayo hogaanka maamulka Ximan iyo Xeeb Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka ...
Next Page »










