SHEEKOYINKA
DAAWO MUUQAALKA: Filimka Calaf oo Si Casri Loo Jilay
Aqrisatay:1241Filinkan Calaf oo ah sheeko ama filin 17 daqiiqo soconayo ayaa waxaa lagu dhigay dalka Sweden waxaana matalay dhalinyaro Soomali ah oo ku nool dalkaasi.
ShareQeybta SHEEKOYINKA
DAAWO DHACDO YAAB LEH: Alle Maxay Sameysay Markii Ay Ka Carootay Ninkeeda
Aqrisatay:2471Dumarka Qaar ayaa Marka ay Ragga qaba ku xanaaqaan ku dhaqaaqa waxyaaba aad u yaab badan oo sababi kara in gacan qaad dhex maro balse
ShareSHEEKOYINKA Archives
Qiso Dhab ah oo Ka Dhacday Xaafada Soomaalidu Ku Badan tahay Ee Islii Magaalada Nairobi Dalka Kenya Kadib Markii Wiil Iyo Gabar Mudo Xiriir lahaa Isla Markaana Doonayay In Ay ...
Ruux uu Calafku Ka Hiilay Calool Xumo Badanaa ( QISO XANUUN BADAN) - Apr 25, 2013
Qisadaan oo mid xanuun badan xambaarsan ayaa waxay dhex martay mucaashiqiin Somaliyeed, oo lagu kala magacaabo Cali iyo Sagal, Cali ayaa ka waramay qisadaan. Waxaan ku dhashay degmada Yaaqshiid ee magaaladda ...
Haweeney Lagu Furay 8 Qodob oo ay Jabisay (Xaq Miyaa Qodobadan) - Apr 25, 2013
Haweeneydaani ayaa lagu furay 8-Qodob oo ka yaabiyay dadka kunool Magaladda Muqdisho gaar ahaan inta ka ag-dhaweyd lamaanahaani Mucjisada ah kadib markii Haweeneydaasi ay ka talaabsatay Qodobadii lagu guursaday oo ...
DAAWO. Beerta Jaceylka ee Dunida Ugu Quruxda Badan - Mar 30, 2013
Waxa inoo suuro gashay in ana helo Muuqaalka Beerta jaceylka ee dunida ugu qurucda badan iyadoona beertaan ay ku taal Dubai Sida Muuqaalka aad ka arko doontaan aqristayaal waxad muudaa in ...
Markii aan suuxay ayuu iga Faa’iideystay, Qiso dhab ah oo Xanuun badan - Mar 23, 2013
Ma ahan mid qoraal oo kaliya lagu soo koobi karo dhibaatada loo gaysto hablaha Soomaaliyeed waxaana marar badan dhacda in ay maraan dhibaatooyin adag oo aysan xamili Karin.
Majeclaan Lahayd Gabar Aadan Waligaa Wajigeeda arkin? - Mar 17, 2013
Dhalinyarada soomalida ah aya siyaaba kala duwan ula hasaawa dumarka qaarbaa kumashqulsan isticmaalka .facebok ama twitter .paltalk yanan katagine iyo waliba talefonka gacanti gabi ahan marka la isku soowada duubo ...
DHACDO XANUUN BADAN. Gabar La Kufsaday 90 Jeer Maalin kaliya! - Mar 17, 2013
Sida uu juurnaalka Dailymail ee kasoobaxa dalka UK uu ku daabacay bogiisa hore,waxaa kufsi lagu sameeyay gabadh dalkaa u dhalatay 90jeer maalin qudha.Sida uu juurnaalka Dailymail ee kasoobaxa dalka UK ...
Qiso Jaceyl oo Naxdin Leh Facebookgana Kadhax dhacday - Mar 17, 2013
Aroor walba oo soo cadaadaba waxba soo if baxa waxa dhacday qiso marna lagu tilmami karo mucjiso marna in ay aheedba dhalanteed.waxa ka dhacday magaalada muqdisho xaafad katirsano .in wiil ...
Next Page »










