FANKA
DHAGEYSO: Al-Fanaan iidle Yare oo Hees Cajiib ah Soo Saaray
Aqrisatay:0Al Fanaan iidle yare ayaa soo saaray hees cajiib ah iyadoona heestaan ay xanbaarsan tahay Share
ShareQeybta FANKA
Fannaaniinta da’yarta Soomaaliyeed oo ka qeyb qaadanaaya Qaran dumiska Somalia(Aqriso 10-Qodob oo Cadeenaya)
Aqrisatay:2141Waxaa muddooyinkaani Somalia kusoo biiray Fannaaniin yar yar, oo indha sarcaad ka heysta Qaranka Somalia, kuwaasoo u tafaxeydanaaya Burburinta Qaranka Somalia. Fannaaniinta da’da yar oo
ShareFANKA Archives
Fanaanka Da’daYar ee CabdifataaxAxmed Tacabit(C.fataxYare)Ayaa isla DaqiiqadoKa Hor Barta Uu InternetkaKu LeeyahayEe Facebooga Ku Baahiyay Warar Sheegaya In uu Soo Gaba gabayn doono Fankiisa Haduu alle Idmo 18 May oo Ku Beegay ...
DAAWO MUUQAAL: Al-Fanaan Mohaa oo hees xanbaarsan dareen u qaaday Xaaskiisa - May 13, 2013
Al-Fanaan Mohaa Cabdi Kariin oo kamid ah xiddigaha da'da yar ee xiligaan horboodaya Fanka Soomaaliyeed ayaa hees cajiib ah u soo qaaday xaaskiisa. Mohaa ayaa dadka fanka soomaaliyeed ka faalooda ay ...
DAAWO MUUQAALKA: Fanaaniinta aan kale dhicin ee Mursal Iyo Khadro Silimo oo Show ku qabtay Jabuuti - May 13, 2013
Fanaaniinta Isku Dhaxay Ee Mursal Muuse Iyo Khadro Silimo Ayaa Ka Yaabiyay Boqolaal Qofood oo Daawanayay Show Ay Ku Dhigayeen Magaalada Jabuuti Ee Jamhuuryada Jabuuti Labadaan Fanaan ee Marna Isku Dhaxay ...
DAAWO: Al-Fanaan Aar Maanta oo Wareysi Xiiso badan siiyay BBC World News - May 12, 2013
Waa fanaan ku riyooda in fankiisa uu noqdo mid caalami ah oo Soomaaliya kaliya uusan ku koobneyn, waxaana tusaale fiican ah in kooxdiisa ay ka mid yihiin dad ajaaniib ah ...
DAAWO: Farxiya Fiska Iyo Seygeeda Ceydaruus oo Soo saaray Hees Cajiib ah - May 11, 2013
Fanaada sida weyn loo jecelyahay ee farxiya Fiska ayaa dib usoo cusboonaysiisay hees bil ka hor soo saareen iyada iyo seygeeda Caydaruus Halyeey. Heestaan ayaa magaceeda waxaa la yiraahdaa "Ma Ogtahay" ...
DAAWO MUUQAAL: Shukaansiga & Jaceeylka dhalinta Soomaaliyeed oo Waji cusub la soo baxay - May 10, 2013
Shukaansigii lagu yaqaanay Dhalinyarada Soomaaliyeed inay ku ugaarsadaan Hablaha ayaa iminka waxa uu isku badalay mid waji cusub xambaarsan waliba Amaan aad u fara badan lagu soo daray Xiliyadii hore Shukaansiga ...
DAAWO: Sagal Arts oo Soo Bandhigtay Hees Xambaarsan Dareen Jaceyl - May 2, 2013
Fanaanada da’da yar ee u jajaban soo gudbinta heesaha xambaarsan dareenka jaceylka ee Sagal Axmed Muuse sagal arts ayaa ka soo muuqatay heesta cusub ee Naf ee uu sameeyey ereyadeeda ...
DAAWO: Fatima Haryan oo Muuqaal cajiib ah u Sameysay Heesteetii Muqdishaan u Xiisay - May 2, 2013
Fanaanadda Da’da yar ee Fatima Haryan Ayaa Muuqaal Cajiib ah u Sameysay Heesteedii Muqdishaan u Xiisay Iyadoo Muuqaal Heesta Laga Dheehankaro Mid Waqti weyn La Galiyay Isla Markaana La Isku ...
Next Page »










