DHACDOOYINKA
DAAWO MUUQAAL: Fadeexad Iyo Dagaal Ka dhacay Xafladii 18ka May ee lagu qabtay dalka Holland
Aqrisatay:2101Xafladii xuska 18ka May ee Somaliland ee ka Dhacday dalka Holland ayaa waxay ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal la isku mindiyeey iyadoona
ShareQeybta DHACDOOYINKA
DAAWO MUUQAAL: Fanaaniin Somaliyeed Oo La Casuumay Si Ay U Heesaan Iyo Dadkii Dhagaysan Lahaa Oo Alle Soo Hanuuniyay
Aqrisatay:2661Arin cajiib ah ayaa la sheegay inay ka dhacday magaalada Seatle ee dalka Mareeykanka ee ay ku noolyihiin Soomaali Fara badan. Dadka Soomaalida ah ee
ShareDHACDOOYINKA Archives
Fadlan dhegaysa dacwadaan xiisaha badan: Maasha Allah, hore ayaa quraankeenu noogu cadeeyey in nabayidii hore ahaayeen islaam laga soo bilaabo nabi Aadam. Waxa rabaygaan Yuhuudka ah cadaynayaa arintaas xaqiiqda ah oo muslin ...
DAAWO MUUQAAL : Abuu Mansuur Al-Amriki oo ka Cabanaya Amiirka Al-Shabaab Axmed Godane Ka Hor intaan Ladilin - May 14, 2013
Muqdisho:-Waxaa mar kale lagu faafiyey mareegta AlJahad oo taageerta ururka Al-Qaacida wareysi dheer oo la sheegay in uu bixiyey Cumar xamaami oo loo yaqaan Abu Mansuur Al-Amriki oo baryahaan cabashadiisu ...
Haween Cudurro kala duwan ka qaaday isticmaalka dawooyinka dhacay oo Muqdisho ku soo badanaya - May 12, 2013
Dawooyinka kala duwan ee la isku qurxiyo ee ay isticmaalaan haweenka, ayaa waxyeelada ka soo gaarta gabdhaha Soomaaliyeed ee degan magaalada Muqdisho si aad ah isku soo tarayaan, iyadoo ku ...
DAAWO MUUQAAL: Tahriibka soomaalida Liibiya ilaa Sweden: oo laga sameeyay Filim Murugo badan - May 11, 2013
Kasoo bilow Socdaalkiisii Libya ilaa iyo uu kasoo gaaray Dalka Sweden ayaa laga sameeyay Filim kooban oo qiiro badan, kaasoo ka turjumaya guud ahaan dhibaatada dhalinta soomaaliyeed ay kasoo maraan ...
DHAGEYSO DHACDO: Hooyo Soomaaliyeed oo ka sheekaynaysaa Caruurteeda Iyo Aabahood oo lagu laayay Muqdisho - May 11, 2013
Hooyo Xaliimo Gaabow oo ah Hooyo Soomaaliyeed ayaa arimo argagaxleh waxaa ka soo gaaray colaadda soomaaliya ,Xaliimo iminka waxaa ay ku nooshahahay Xeryaha Dhadhaab ee Dalka kenya.
DHAGEYSO: Wariye idaacadda Wareegta oo Dalbaday in la badbaadiyo Naftiisa Kadib Markii….. - May 11, 2013
Wariye Max.ed Xasan Max,ed oo loo yaqaano idaacadda Wareegta ayaa Caawa u gacan Galay Dad Hubeysan ayadoona Gaanta Lagu Dhigay kadib markii Laga Soo Baxay Salada Maqrib Asigoo Gacanta ugu ...
DAAWO MUUQAAL: Shukaansiga & Jaceeylka dhalinta Soomaaliyeed oo Waji cusub la soo baxay - May 10, 2013
Shukaansigii lagu yaqaanay Dhalinyarada Soomaaliyeed inay ku ugaarsadaan Hablaha ayaa iminka waxa uu isku badalay mid waji cusub xambaarsan waliba Amaan aad u fara badan lagu soo daray Xiliyadii hore Shukaansiga ...
DAAWO MUUQAALKA: Fariin Macquul ah oo Ku socota Ragga Soomaaliyeed - May 10, 2013
Gabadh Soomaaliyeed ayaa Fariin Xilkasnima wadata u dirtay Ragga Soomaalida oo ay u sarbeebtay Ooraah xilkasnima ku dheehan tahay oo cidii dhuuxdaa fahmi doonta .
Next Page »










