CIYAARAHA

spain

Spain oo Ku Guuleysatay Koobka Euro U21 Kadib Markii ay Xasuuqeen Italy

Aqrisatay:11Xulka juunyeerka Spain ayaa difaacday koobka qaramada Yurub ee ciyaartoyda da’dooda ka yar tahay 21 jirada ka dib markii ay 4-2 ugu awood sheegteen xulka

Continue Reading »

Share

Qeybta CIYAARAHA

naigiriya

Nigeria oo Xasuuqday Xulka Yar Ee Tahiti

Aqrisatay:481Xulka heysta koobka qaramada Africa ayaa guul ku bilowday koobka Qaaradaha ka dib markii ay 6-1 ku dardareen xul aadka u yar ee markii ugu

Continue Reading »

Share

CIYAARAHA Archives

italy
Xulka Italy oo Garaacay Mexico
- Jun 17, 2013
Gool soo daahay uu dhaliyay Mario Balotelli ayaa ka saaciday xulka Italy inay 2-1 kaga talaabsadaan xulka Mexico kulan ka tirsan Group A koobka Qaaradaha ee ka socda Brazil ee ...
brarzil
Xulka Brazil oo Guul Ku Bilowday Koobka Confederations Cup
- Jun 16, 2013
Xulka martida loo yahay ee Brazil ayaa guul ku bilowday koobka Qaaradaha ka dib markii ay 3-0 ku qaarjiyeen xulka Japan kulan ka tirsanaa Group A. Xulka Brazil ayay ku qaadatay ...
spain
Spain Iyo Italy oo u Soo Baxay Finalka Koobka Euro U21
- Jun 16, 2013
Xulalka juunyeerka Spain iyo Italy ayaa isagu soo baxay kama danbeysta koobka Euro ee ciyaartoyda da’dooda ka hooseyso 21 jir ka dib markii ay ka soo kala talaabsadeen Norway iyo ...
Bayern-
Bayer Munich oo Ku Guuleysatay Koobka Champions League
- May 26, 2013
Gool soo daahay uu dhaliyay Arjen Robben ayaa Bayern Munich ku hogaamiyay hanashada Champions League markii shanaad ka dib markii ay 2-1 kaga takhaluseen kooxda kale ee Jarmalka ee Borussia ...
Somalia
Sacuudiga: Soomaaliya oo ka badisay Nigeria
- May 24, 2013
Soomaalida waxay ku qeybyihiin Nigeria oo ay xalay la cayaareen, Cameroon iyo Chad oo guul-darro xanuun badan gaarsiiyay tartankii sanadkii hore.
atletic madrid
Atletico Madrid oo garaacday Kooxda Real Madrid kuna guuleysatay Copa Del Rey
- May 18, 2013
Kooxaha dariska ah ee ka dhisan caasimada wadanka Spain ee Real Madrid iyo Atletico ayaa cawa waxay isku arkeen Final-ka Copa Del Rey Labada kooxood ayaa ciyaartooda waxay ku bilaabatay jahwareer ...
Chelsea-Europa-League-
Kooxda Chelsea oo ku guuleysatay Koobka Europa League
- May 16, 2013
Chelsea ayaa ka bad-baaday in xilli cyaareedkaan ku dhameysyaan koobab la`aan iyaga oo ku guuleystay in ay qaadaan koobka Europa League iyadoo kulan ka dhacay garoonka amesterdam arena ay Benfica ...
1.
Ururka Dhalinyarada Aragtida Cusub ee YOUTH FOR NEW VISION {YNV } oo Ciyaar lagu Xusayay 15-May ku qabtay Nairobi+SAWIRO
- May 15, 2013
Ciyaar aad u xiisa badan oo lagu xusayay 15 May oo ah maalinta Dhalinyarada Soomalaiyeed ee SYL ayaa lagu qabtay Magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafada ay Soomaalida degto ee islii. Ciyaartaan ...

Next Page »