KOOXDABarca oo u hanqal tageysa cup eey kudagto

Aqrisatay:453

macalinka kooxda barca pep.gardiola iyo ciyaartooy diisa ayaa baadi goob ugu jira sidii eey sanadkan cup ugu guuuleysan lahayeen kadib niyad jabkii kasoo garay horyaalka laligaha iyo koobka ugu xamasada badan ee ufe champion afar sanoo oo eey kooxdu  maslaxa kubada cagta sareed dunidana ka yaabsatay ayaa lasoo afjaray ugu yaraan waxeey kooxdu ku qanci kartaa in eey copa delrey kor u qaado sidaas waxaa tutosport u sheegay ciyaaryahan sec fabregaas sidoo kale ciyaata finalka waxey sagootin u noqon dontaa macalinka kooxda kasii tagaya ee pep, sidoo kale atlatico bilbao ayada qudheeda waxa kaliya ee eey ku qanci karto ayaa ah in eey garaacdo barca madama final kii uefa laga taqalusay oo eey dhibane u aheyd kooxda atlatico madrid ciyaarta ayaa habeenka sabtiga ah waxey ka dhici dontaa garoonka kooxda atletico madrrid ee vicente calderon,

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media