News By Royter1

Asxaabta Abdulkadir Högbergsskolan iyo wariye Royter oo la taagan (dhexda Royter)
Arday Soomali ah oo ka qalinjabisay Dugsiga sare Högbergsskolan ee dalka Sweden
Xaflada aad u balaaran oo ay ka soo qeyb galeen waalidiin iyo qaraabodooda ayaa maanta lagu qabtay barxada hore ee Högbergsskolan ee magaalada Tierp ee dalkani Sweden, xaflada ayaa ku ...
Mohamed Shidane Daban
SOMJA program officer is due to attend the Military Historical Museum of Germany meeting in Dresden
By: Mohamed Ali Abdi (Royter) The Military Historical Museum of Germany invites Mohamed Shidane Daban the program Officer of Somali Online Media and Journalists Association (SOMJA) to lecture about Somali Human ...
Khaatumo 2
Ergo cusub oo gaaray shirka Khaatumo 2
Waxaa iminka gaaray magaalada Taleex oo uu kasocdo Shirwaynaha Khaatumo 2 ergooyinkii uga qayb geli lahaa beesha Fiqishini  shirka khaatumo 2, waxaana sidiiran loogu soo dhaweeyay duleedka magaalada Taleex Ay ...
Wadada Tareenka ee Teirp
Soomaali badbaadiyay qof Tareen jiiri lahaa
Shafici Cali oo ah wiil Soomaali ah ayaa la gudoonsiiyay shahaado sharaf, kadib markii uu bad baadiyay qof uu jiiri lahaa Tareen. Tuulada Tierp ee hoos tagta magaalada Uppsala ee dalkani ...
Tahniyad Aroos
Tahniyad Aroos oo farxad leh
Waxaa halkan tahniyad aroos ka tiraya dadka kala ah. Reer Xaaji Xuseen oo ay igu horeyso Fartuun Xaaji Xuseen iyo caruurteeda oo kala ah Iliyaas C/risaaq Yuusuf, Iqra C/risaaq Yuusuf, Hodan ...
Mohamed Ali Royter
Mohamed Royter “Dowlad la’aan waxaa dhaanta dowlad xun.”
Ku dhamaan shacabka Soomaliyeed ee isticmaasha facebuuga, walaalayaal waxaan idiin sheegayaa in ay jiraan dad aan inaba garanayn waxa naga maqan in ay dowlad fiican tahay iyo in ay tahay ...
tacsi
Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun
  Waxaa halkan tacsi tiiranyo leh ka diraya dhamaan duriyada iyo waalidiinta reer Cabdi Ducaale oo loo yaqaan reer Cabdi Baarqab sida Cali Cabdi Ducaale, Dahir Cabdi Ducaale iyo Caasho Cabdi ...
Suldaan Maxamed Yusuf Cabdi
Suldaan Maxamed Yuusuf Cabdi oo ku baaqay in loo gurmado dadkii ku waxbeelay Dabkii Suuqa Boosaaso
Afhayenka isimada Puntland Suldaan Maxamed Yuusuf Cabdi oo kusugan Qaarada Yurub gaar ahan magaalada Vienna ee dalka Austria ayaa waxa uu ka hadlay masiibadii ka dhacday magaalada Boosaaso, taas oo ...
Tansania
Nin Soomaali ah oo xalay Tuugo ku dishay dalka Tanzania
Wararka aanu ka helayno dad ku sugan dalka Tanzania ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin Soomaaliyeed oo ka shaqeynayay warshad ku taala isla dalkaasi. Marxuumka ayay soo weerareen ragg tuugo ...
Iran
Safaarada dalka Ingriiska ee ku taala dalka Iiraan oo ay weerareen arday
Rabshadaha ka socda magaalada caasumada u ah dalka Iraan ayaa ka sii daraya kaddib markii Arday mintidiin ah ay weerareen safaarada ay dowladda Britan ku leedahay dalkaasi. Waxaana la arkayaa calanka ...

Next Page »