News By kamil
Taliyaha ciidanka Dowlada Somaliya Ee Jubooyinka Generaal Ismaciil Saxardiid Ayaa Kahadlay Xaalada Magaalada Kismayo Xili Warbaahinta Uu Warsiinayay Kadib Saacado Markii ciidamada Xooga Dalka Somaaliyeed Iyo kuwa Amisom Oo isgarabsanya ... Qarixi Shalay Iyo Wariyaal Habeenki Labaad Xabsi Kujira.
Shalay ayee eheed markii qarax geestay dhimasho labo caruur ah uuka dhacay dalka Kenya magaalada Nairobi gaara ahaan xaafada islii eey somalida kubadanyihiin Qaraxan ayaa ahaa Bomka Gacanta lagatuuro kasoo ... Kooxda Xulka Barcelona Oo Dooneysa Inay Iska Sii Heysato Kobabka Qarada Spain Iyo Yurub Ilaa Sanadaha Soo Socda.
Madaxweynaha kooxda Barcelona Sandro Rosell ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa ay dooneyso inay iska heysato kubada Spain iyo tan Yurub sannadaha soo socda. Kooxda Barcelona oo dad badan ay haatan ... Sawiro: 16 Sannadood Ayaa Laga Joogaa Markii Le Professuer Wenger Uu Macalinimo U Qabtay Kooxda Arsenal.
Maanta oo kale ayuu si rasmi ah hogaanka ugu qabatay tababare Arsene Wenger kooxda Arsenal 1996dii, inkastoo shaqadiisa loo magacaabay 30kii September oo shalay ku beegneyd. 16 sanno ka hor Arsene ... Qarax Kadhacay Magaalada Nairobi Iyo Suxufiyiinin Xabsiga ladhigay.
Barqanimadii maanta ayaa Qarax Kadhacay Magaalada Nairobi Gaar Ahaan Xaafada islii taasoo kunool yihiin kuna Ganacsadaan Dadbadan Oo somali ah, Qaraxan Ayaa Kadhacay Goob Kaniisad ah ee ku Cibaadeesnayeen Kenyanka Kirishtanka ... Song: Waxaan Barcelona Ugu Soo biiray In Aan Koobab Ku Guuleestay.
Ciyaaryahankii hore kooxda arsenal Alex Song ayaa sheegay in uu ugu soo biiray Naadiga Barcelona koobab Dartood, isla markaan sheegay in uusan wax cabsi ah kaqabin Laacibka Reer Portugal Xili ... Wayne Rooney Oo La Filayo Inuu Ku Soo Laabto Kulanka Man United Iyo Newcastle Ee Habeen Danbe.{Qoslaye}
Wayne Rooney ayaa fursad u heysta inuu ku soo laabto Manchester United kulanka Capital One Cup ee ay la ciyaarayaan habeen danbe Newcastle oo booqanayesa Old Trafford. 26 jirkaan ayaan ciyaarin ... Sergio Ramos: Garan Mayo Hadii Tababare Jose Mourinho Uu I Ciqaabay Iyo In Kale.{famaa}
Daafaca Real Madrid Sergio Ramos ayaa ka gaabsaday xiriirka adag ee la sheegay inuu kala dhaxeeyo tababare Jose Mourinho, waxaana uu qirtay inuu weli dhiigiisa u hurayo kooxda Santiago Bernabeu. Xiddiga ... Nadiga Inter Milan Oo Dooneysa Difaca Koxda Arsenal Bacary Sagna.{famaa}
Kooxda ka dhisan dalka Talyaaniga ee Inter Milan ayaa la sheegay in ay diyaar u tahay in ay la soo wareegto daacafa Inter Bacary Sagna haddii uusan u saxiixin heshiis ... Qiso Cajiib Ah Oo Ka Socoto Somalia Muxuu Ila Dhashay. Oo Maxaana Udhalay.{By Famaa}
Hooyooyinka aan kuugu horeeyee hooyo kale ayaa tiri waxaan dhalay wiilal badan waxaana ila dhashay oo walaalehey ah wiil badan nasiib darro kuwa aan dhalay iyo kuwa ila dhashay ee ...
Next Page »










