News By

CUNSURI
DAAWO MUUQAAL: Haweenay Cunsuriyad ah oo Fadeexad Ku Dhacday
Ilaahey umadiisa wey kala duwanyihiin qaar ayaa naxariis badan qaarna waaba dad xun hadaba maanta waxaan halkaan idiinku heynaa muuqaal dhaqan xumo kii ugu darnaa ah. Muuqaalkan waa naag cunsiriyad ah ...
aroos
DAAWO MUUQAAL: Maxaad Samayn lahayd Hadii Sidaan Kugu Dhacdo Xaflada Arooskaaga?
Muuqaalkaan hadaad aragto, markasta oo aad soo xasuusato kaligaa ayaa iska qosolaya. Muuqaalkaan la yaab leh ee aan halkaan idin kugu hayno ayaa waxa uu ku saabsanyahay lamaane xafladoodii arooska ay ...
mara iyo itoobiya
Itoobiya Iyo Masar oo Kawada hadlay Xalinta Qilaafka Webiga Niil.
Kulan Labo maalmood soconaya ayaa Dowladdaha Masar iyo Itoobiya ugu furmay magaalada Addis Ababa, kaasoo looga hadlayo sidii xal looga gaari lahaa muranka biya xireenka ay Dowladda Itoobiya ku dooneyso ...
videos
DAAWO MUUQAAL: Siyaasi Si Live ah u Aflagaadeyay Wariye
Waxaa si Live ah loo aflagaadeeyay wariyaha caanka ee Cawil daahir ee ka howl gala telefishanka caalamiga ah ee Universal, Isagoona Lagu eeday Inuu yahay Dagaal Ooge. Cawil Daahir oo alaaba ...
kismaayo
Askarigii Xabada ku dhuftay Col Yaasiin Raadeer oo la sheegay Cida uu ka tirsan yahay
Col, Abdi Cigaal oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadlay dhaawaca Col, Yaasiin Raadeer isagoona sheegay inay arrintaasi ka danbeeyeen ciidanka kooxda Raaskambooni. Col, Abdi Cigaal ayaa ...
Maqaal
Abwaanada iyo Fannaaniinta ku indha furtay Colaadaha Tira badanaa oo tayo yaraa. (Maqaal Xiisa badan).
Waxaa mudooyinkaani soo ifbaxaayay Gabayo iyo Heeso lagu Aflagaadeynaayay Shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Magaallada Muqdisho oo Jiritaankooda meel looga dhacay. Abwaanada iyo Fannaaniinta qaar kuwooda ku indha furtay ...
Toogasho1
Askari Ka Mid ahaa Nabad-Sugida oo lagu toogtay Muqdisho
Maleeshiyo hubeysan ayaa Magaallada Muqdisho ku toogtay Askari ka tirsan Ciiddamadda Nabadsugidda Dowladda. Xilliga la tooganaayay ayaa waxa uu Askariga ku sugnaa Xaafadda Taleex ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, Dadka Deegaanka ...
spain
Spain oo Ku Guuleysatay Koobka Euro U21 Kadib Markii ay Xasuuqeen Italy
Xulka juunyeerka Spain ayaa difaacday koobka qaramada Yurub ee ciyaartoyda da’dooda ka yar tahay 21 jirada ka dib markii ay 4-2 ugu awood sheegteen xulka juunyeerka Italy ciyaar indho qabad ...
dagaalo
Dad lagu dilay Kismaayo Iyo Xaalada Yaasiin Raadeer oo laga deyrinayo
Wararka ka’imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in ugu yaraan 5 qof oo ay ku jiraan Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka lagu dilay magaalada Kismaayo. Xiisaddaan dadka ...
dhadhaab1
Sweden oo 300 Soomaali ah ka soo qaadaysa Kenya
Laanta Socdaalka sweden (Migrationsverket) ayaa shaacisay in 300 qof oo qaxooti Soomaali ah laga soo qaadayo Kenya. Dadkaan la soo qaadayo ayaa 200 qof waxaa laga soo qaadayaa xerada qaxootiga ...

Next Page »