Asxaab Badan oo Tahniyad u Diraya Wariye Gacal Xuseen Gacal iyo Xaaskiisa Sacdiyo Cali Maxamuud oo Gabar ugu dhalatay Muqdisho
Aqrisatay:1717
Waxaa Halkan Thaniyada Dhalasho Farxad leh uga Diraynaa Wariye Gacal Xuseen Gacal iyo Xaaskiisa Sacdiyo Cali Maxamuud oo Gabar ugu dhalatay Muqdisho
Hooyo Faadumo Cabdi Maxamuud Dhiblaawe
Abti Ismaaciil Cabdi Maxmuud iyo Xaaskiisa
Maxamed Deeq Axmed Yuusuf Santi iyo Xaaskiisa
Muno Cismaan Liza
Ducaale Xuseen Gacal
C/Laahi Axmed Yuusuf (Daleel)
Axmed Qaliif Maxamed Cadow
Maxamed Cabdi Daahir Garaad
C/Kariin Cumar Axmed (Showga)
Axmed Cumar Duqow (Axmed Madoobe)
Wariiri Cali Gaabow
Maxamed Shire Siyaad
Daahir Maxamed Gaabow
Maxamed Daahir Faarax Cirro
Amiin Axmed Amiin
Nimco Maxamed Gacal
Xaawo Maxamed Gacal
C/laahi Cabdi Jibaar Tukur
Nasro Cali Geel
Maxamed Xuseen Barre
Iyo Asxaab kale oo badan waxa ay Halkaan Tahniyad Dhalasho Farxad badan uga Dirayaan Wariye Gacal Xuseen Gacal Ayman iyo Xaaskiisa Sacdiyo Cali Maxamuud oo 9-07-2012 Gabar ugu dhalatay Magaalada Muqdisho ,waxaana Gabadhaasi loo bixiyay Zakiya Gacal Xuseen Gacal ,Waxaana leenahay Zakiya Noqo tii Diinteeda ,dalkeeda iyo dadkeedaba Anfacda Aamiin Aamiin.
Share





















