Astaamaha Lagu Garto Gabadha Aan Fiicneyn (Warbixin)?
Aqrisatay:1380
Tix gaaban Oo uu Khiima badan uU Tirayay abwaan Soomaaliyeed , oo la dhahi jiray Aw Yuusuf Barre -ayaa waxa uu leeyahay sidaan.Guduud looma raacoo haween, gabalba waa cayne
Bidhaan gebi ka laalaada waa, lagu gulaalmaaye
Isu gaadhay gabadhaad tidhaa, meel unbaa go’ane
Gaboodleyda gaashidu kutaal, labada goonyoodba
Ee maradu geyngeyman tahay, guur aan ka la’aado
Sida gabadha Xun u leedahay Astaamaha lagu garto ayay gabadaha wanaagsana u leedahay astmaamo ayana u gaara.
1. Diin La,aan
2. Dabeecad Xumo
3. Ahlaaq Xumo Iyo Af-xumo
4. Dhaqan Xumo( Dhaqan La,aan
5. Xishood La,aan
6. Nadaafad La’aan (jirkeeda& gurigeeda
7. necbaashaha Waalikeed
8. Socod Badnaan, Aanan dan ku jirin
9. Qaylo Iyo Cod Dheeri ah, oo laga maqlo dariska
10. Caajis Iyo Wehsi
11. Hiifasho (Calaacal’ marksta ah)
12. Hadal Badnaan
13. Aqoon La,aan Cunto Karinta Iyo howsha guriga
Intaas ayaa Tusaalo kaaga filan waana filaya in aad wax badan Ka Fa,idaysatay talo tusaale dhaliil intaba ku soo hagaaji Ciwaanka Hoose
Waxa Qoray
Nuur Ismail Sheikh
E-mail nuur.usa@hotmail.com
Share






















