Aqriso Magacyada Wariyayaashii la dilay Sanadkii 2012 Iyo Dhageyso Wariye Shabaab ah oo…
Aqrisatay:1581Sanadkii naga dhamaaday ee 2012 wuxuu Saxaafadda Soomaaliyeed u ahaa mid murugo xambaarsan Bacdamaa Wariyayaashii ugu badnaa abid lagu dilay deegaano kala duwan oo Soomaaliya ah, haba ugu badnaadeen Wariyayaasha Magaalada Muqdisho.
Magacyada 18-kii wariye ee la dilay sanadkii naga tagay 2012.
1.Maxamed Maxamuud Tuuryare
2. Axmed Saakin Faarax
3.Cabdi Raxmaan Maxamed Cali
4. Axmed cabdulaahi Faarax
5. Xasan Yuusuf Absuge.
6. Liibaan Cali Nuur
7. Cabdi sataar daahir Sabriye.
8. Cabdi Raxamaan Yaasiin Cali.
9. Zakariye Maxamed Maxamuud
10. Maxamud Cali Barkhadle (Buneyste)
11.Yuusuf Cali Cusmaan ( farey )
12.Cabdi Jeylaani Malaaq ( marshaale )
13. Mahad Salaad Aadan
14. Axmed Cadow Canshuur.
15. Farxaan Jeemis Cabdule
16.Cali Axmed Cabdi
17. Abuukar Maxamed Kadaf
18.Xasan Cusmaan Cabdi ( fantaastik)
Dhinaca kale 12 wariye ayaa iyana la dhaawacay sanadkii tagay 2012 kuwaas oo kala ah
1. Suleymaan Sheekh Ismaaciil
2. Axmed Cabdi Kaahiye
3. Ayaan Cabdi Guure
4. Deeqo Maxamed Axmed
5. Xamdi Maxamuud Xiis
6. Axmed Cali Shuuriyaako
7.Cabdul Qaadir Cumar Cabdule
8. Maxamed Nuur Maxamed ( Shariifka )
9. Maxamed Xuseen Gentelman
10. Cabdulaahi Suldaan
11.Cabdi Kariin Xuseen Guutaale
12. Cabdi Risaaq Shiino
Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com
Nairobi-Kenya
Horyaalmedia@live.com
Share





















