Al-Shabaab Oo Dad Ra’Yid Ah Ku Dilay Deegaan Hoos Yimada Kismayo Meydkoodana Ku Jiiday Gaari:
Aqrisatay:2550
Wararka ka imaanaya magalada Xeebeedka kismaayo ayaa sheegaya in halkaas ay Kooxda Al-Shabaab ku dileen Ra’yid ah Oo aan waxba galabsan,kadibna Meydkooda Ku Xiray Gaariga Dagaalka ee Somalida U Taaqano Cabdi Bilaha Oo Qori Ku Xeran Kuna Soo Wareejiyay Gudaha Magalada.
Kooxda Al-Shabaab dadkii ay Dileen ayaa Waxay ahayeen Dad Xoolo Dhaqato ah Kana Soo Jeedo Deegaanka La Yiraahdo Yaaq Bishaaro Oo 40-KM U Jirta Magalada Kismaayo.
Wararka ayaa Intaas waxay Ku Darayaan In Dagaal Kooban Uu Dhexex Maray Kooxda Al-Shabaab iyo Dadka Xoola Dhaqata ah ee Ku Nool Deegaanka Yaaq Bishaaro Sinaa Qaar Ka Mid ah Dadkii Ra’Yidka ahaa Qaarkood Looga Soo Qabtay Magalada Dilkaana Lagu Fuliyay Iyadoo Logu Daray Jiidid Meyd Kooda.
Wararka ayaa sheegaya in deegaanka Yaaq Bishaaro oo 40-KM u jirta magaalada Kismaayo, ay Kooxda Al-shabaab ku dileen dad beeralay ah Ka Dib Markii Uu Dagaal Xoogan Uu Ke Dhexmaray Meel Baadiyo ah dadka Deegaanka ayaa Arinkaas aad Uga Xumaday Ka Dib Markii ay Arkeen Meydad ay yaqanaan ay Al-Shabaab ku Jiidayaan Deegaankooda ayna Waxba Ka Qaban Ka Rin.
KooxdaAl-Shabaab ayaa looga Bartay Inay Markii Dagal Ay Dhex Maraan Dadka Xoola Leyda am Beera Layda Inay Dilaan Ka Dibna Meydadkooda Ku Jiida Wada Inay Ku Soo Xiraan baabuur Si ay Ugu Cabsiyaan Shacabka Kale .
Warar Xaqiiqaa Kala Soco Warbaahinta Horyaalmedia Isha Wararka:
Horyaalmedia@gmail.com
Www.Horyaalmedia.com
Share






















ina lilah wa ina rajicun warin laka xumado inti dhimaday allah unaxriisto ilaah waxaa kabaryaa in alshabab la daan. Subxana allah alshabab muslin miyee isku sheekayaan saandooda hala kamee ma muslima saas udhaqmo
waa runtaa walaal Ilaah Hanaga Qabto Wixii Qaska Wado