Saturday, April 19th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Al-Fanaanka C/fitaax Yare oo Ku Dhawaaqay In uu Fanka Ka Fariisan Doono

Aqrisatay:14031

al fanaan fitaax_yareFanaanka Da’daYar ee CabdifataaxAxmed Tacabit(C.fataxYare)Ayaa isla DaqiiqadoKa Hor Barta  Uu  InternetkaKu LeeyahayEe Facebooga  Ku  Baahiyay  Warar Sheegaya In uu Soo Gaba gabayn doono Fankiisa Haduu alle Idmo  18 May oo Ku Beegay Xuska Maalinta Maamulka Soomaliland 

Hadaba marka la eego dhanka fanka dadka afsomliga ku hadla ayaa iyaga waxa lagu yaqaanaa inaanay si
dhib yar uga hadhin amaba aanay markaaba ka soo laaban ilaa ay ka gaboobayaan amaba la god galayaan
amaba intay saxaafada ka shaaciyaan waanu ka fadhiisanay ay hadana halkoodii kasii wadayaan.
Waxa dhawr jeer oo hore la la arkaayay fanaaniinka mida kuwii hore amaba kuwii dhexe oo sheegay inay
fankii iska soo gabagabeeyeen balse hadalkoodaasi noqday mid aan haba yaraatee siday u sheegeen aanay
u fulinin.
Tusaale ahaan Fanaanka codka dahabiga ah leh ee Cabdiqaadir Macalin Jubba ayaa sanad uun ka hor kaga
dhawaaqay dalka kenya isagoo leh walaalayaan hala iisoo duceeyo fankii waanka hadhaye, hadana isla
sanadkii oo dhamaan ayuu tour sameeyay ilaa maraykan ilaa yurub uu isku gaalaa bixinaayay.
Waxa iyaduna sanadkan gudihiisa horaantiisii baahusay oo tv ga kasheegatay fanaanada weyn ee maryan
mursal ciise oo tidhi waan joojiyay oo shaqo iyo gacsi kalaan furtay iyadoo dhawr jeerba sheegtay ilaa
sanadkii quxbaa ilaa intii ka danbaysay, hadana xafladii ugu danbaysay ee madaxweynaha somaliya ayay
isku laba rogaysay!!
waxa hadaba isaguna mar dhaweyd barta uu internetka ku leeyahay ee facebook ku shaaciyay war
amuurtaasi la mid ah Al-fanaan Cabdifataax Axmed Tacabir oo ahaa dhalinyarada sanadahan danbe loogu
jecelyahay,
Cabdi fatax ayaan arintaas iyo go’aankiisaas aan haba yaraatee wax go’aan ah raacinin waxaanse ku rajo
weyneyn  inaan khadka telefoonka kula xiriirno Balse Fanaanka oo Ka Cudur Daartay In uu  faah faahin ka Bixiyo Tan Iyo Inta Laga Gaarayo 18 Bishaan May

Share
  • 6 Responses to Al-Fanaanka C/fitaax Yare oo Ku Dhawaaqay In uu Fanka Ka Fariisan Doono

    1. ayaan siciid says:

      waxaan fanaanka ka codsanayaa fanaanka cabdifataaax inuu noo soo tumo hees uu nagu sagootiyo kolayl umalayn mayo in dhalinyarada wakhtigan laga helayo fanaan lagu ilaawo cabdi ii fataax yare anigu waxaan ku hamiyijiray inaan laheeso cabdi fataax oo fanka awgii uGu soo boiiro lakiin haduu fanaanku anagaan maqal codkii cabdifataax oo dhaba ileen cumar dhuule oo dhaba buu ahaa ana waxaban islahaa khadra dahir aad noqotid lakin ilahay baan qadarin cabdifataax waa aan usoo ducaynaynaa inuu ilahay ka baryayaa inuu soo laabto fanka

    2. susan says:

      alla inadeer ha ka fadh iisan ee is kaga sii jir fanka sababta oo ah waxad tahay fanaanka fanaanada inadeer way jiraan fanaaniin kale oo adiiga kugu dayda lakiin ma jiro fanaan codkaga muuqaga iyo qabkagaba inadeer hadaad ka tagayso fanka waxad nagu sii sabootinayso adigay kuu talaa lakiin waxa aan rajeynayaa in aad nagag tagto hees aad u wanagsan waanan kun sugayna by by alla mahadle

    3. hodo says:

      well done cabdi fataax allaah hanuunka ha kuu siyaadiyo mida kale waxaan kugula talinayaa naagaha iska ilaali naarta ayay kugu tuurayaan waana fidno allaah ha kula jiro guulayso

    4. nicmaa says:

      c/fatax yare walal ilaahay haka tirtiro fanka wayo adunkan laguma warayo anaguna dhaman wakuso duceyneyna sida jeceshahay inad hesho nasiib wcn

    5. wariya aaliya hassan shiiq ceynu shamsi says:

      tageeraha fananka abdifitaax yare

    6. siman saxafi somaliyeed says:

      tageero abdi fitaax yare allah desto

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media