Beesha Sheekhaal oo Madaxwaynihii 6aad Uga Dhawaaqay Magaalada Kismaayo.
- May 24, 2013
Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay Magaalada Kismaayo looga dhawaaqayay Madaxwaynayaal farabadan oo mid walba sheeganayo ...
DAAWO: Muxaadaro Ku Saabsan SIFAADKA XUURUL CEYNTA Iyo Sheekh Axmed Nuur
- May 24, 2013
Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakada Warbaahinta Horyaalmedia.com waxaan idiin soo gudbinaynaa Muxaadaro Aad Uqiimo ...
Ethiopia oo Laga Codsaday inay Xiriirka u Jarto Maamulka Somaliland
- May 24, 2013
Warqad ka baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa waxaa la gaarsiiyay Dowladda Ethiopia, ...
Askari ka tirsan Ciidamada Puntland oo lagu toogtay Magaalada Boosaaso
- May 24, 2013
Wararka ka Imaanay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland ayaa sheegaya In Caawa ...
Ragii Ka Danbeyay Dilkii Sheekh C/qaadir Gacameey oo dil lagu Xukumay
- May 23, 2013
Warar la helay ayaa sheegaya in Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ...
Al-Shabaab oo dad ku Afduubtay Gobolka Gedo Iyagoona gubay gaarigii ay wateen
- May 23, 2013
Fah faahino dheeri ah ayaa kasoo baxaya dad rayid ah oo ay Al-shabaab ku ...
Ciidamada Kenya oo Howlgallo qasaaro gaystay Ka Sameeyay Gaarisa
- May 23, 2013
Xaalada magalada Garissa ayaa dagan saakay ka dib markii halkaasi xalay rag hubaysan ay ...
Agaasimihii Hore ee Hay’adda Nabad Sugida Eng Fiqi oo Laga Mamnuucay Garoomada Muqdisho Iyo Nairobi
- May 23, 2013
War kasoo baxay Wasaarada arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa hakad lagu ...
DAAWO MUUQAAL: Caruurta yar yar Iyo Haweenka ku nool Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn
- May 23, 2013
Qaar ka mid ah caruurta yar yar ee ku nool magaallada Muqdisho ayaa waxaa ...
DAAWO MUUQAAL: Wiil Yar Oo Somali Ah oo Dad badan Ka Oohiyay
- May 23, 2013
Aqristayaasha qiimaha iyo qaayaha badanoow Waxaan Halkaan idin kugu soo gudbinayna wiil yar oo ...
Miino lagu arkay buundo ku taala Muqdisho iyo waddooyin la xeray
- May 23, 2013
Miino lagu arkay Buundada Xamar jajab iyo ciidamo Booliis ah oo isku gadaamay,xirayna wadada ...
Gabar ka Carartay Boqorka Dalka Swaziland oo Magan-galiyo Waydiisatay Britain
- May 23, 2013
Gabadh Afrikaan ah ayaa Magan-galiyo Siyaasadeed waydiisatay Ingariiska, iyadoo ka carareysa Boqorka Dalka Swaziland ...
DAAWO SAWIRADA: Sudan Iyo Soomaaliya oo Heshiis dhinaca Ciidanka ah kala Saxiixday
- May 23, 2013
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka Ciidanka Xooga kala saxiixatay Dowladda aan ...
Dad Xoola dhaqato ah oo Hub fara badan Ka Qabsatay Kooxda Al-shabaab
- May 23, 2013
Deegaano dhinaca galbeed oga yaala Magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan, kuwaasi oo xad ...
Maamulada Azania iyo Jubaland oo isku dhacay iyo Sir badan oo banaanka la soo dhigay
- May 23, 2013
Xabiibo Xasan Warsame oo Xubin ka ahayd Baarlamankii Maamulkii Azania ee uu Madaxwaynaha ka ...
DAAWO MUUQAALKA: Labadii Nin ee Askariga Ku Dilay London oo La Soo Bandhigay
- May 22, 2013
Asakari British ayaa Magaalada London waxaa ku dilay laba nin oo sida la sheegay ...
DAAWO SAWIRADA: Is rasaaseyn uu qof ku dhintay oo Ka dhacay London
- May 22, 2013
Waxaa galabta Xaafada Woolwich ee koonfur bari ee Magaalada London ka dhacday Israsaaseyn u ...
DHAGAYSO: Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Dr Saacid oo Tooshka ku ifiyay Xafiiska Madaxweyne Xasan
- May 22, 2013
Xildhibaano fara badan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee mooshinka ka keenay Xukuumada ...
DHAGEYSO:- Haweenka Puntland oo Eedeyay Odayaasha Hawiye, Taageerayna Maamulka Axmed Madoobe
- May 22, 2013
Iyadoo 15 Bishan May Lagu Doortay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland Iyo Ku Xigeenkiisa Ayaa ...
MOOSHIN , MISE MURAAL JABIS
- May 22, 2013
Dhawaan Waxey Warbaahinta Soomaalida Ay aad U Hadal hayeen Warar Lagu Falanqeynayay Xildhibaano ka ...
R/W Saacid oo ka badbaaday seef loo watay iyo Jawaari oo isdifaacay
- May 22, 2013
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo looga hadlaye mooshinka Xukuumadda ...
Col Cali Aadan Xumad oo runta u sheegay ciidamada Kenya ee ku sugan Jubbooyinka
- May 22, 2013
Waxaa maalmihii ugu dambeeyay soo baxayay warar ku aadan in ciidamada Kenya ay isku ...
DAAWO+ DHAGEYSI :- Banaanbax looga soo horjeedo Mooshinka xukuumadda R/wasaare Saacid laga keenay oo Muqdisho ka dhacay
- May 21, 2013
Bannaanbax looga soo horjeedo Mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Soomaaliya laguna taageerayo dadaalada iyo ...
Dawladda Dib-uheshiisiintii Dagaal Miyey kubedeshay
- May 21, 2013
Dawladda federaalka ah ayaa waxaa looga fadhiyey inay guntiga uxidhato sidii Dib-uheshiisiinta looga sii ...
Halista Dagaal dhexmari kara Axmed Godane iyo Saraakiisha kale ee Alshabaab
- May 21, 2013
Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa cirka isku sii tolaayay khilaafka xoogan ee ka dhaxeeya ...
DAAWO: Dowlada Soomaaliya oo Qaati ka taagan Xoogsato ajaanib ah oo si sharci daro ah kaga shaqaysta Dalka
- May 21, 2013
Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inay ka cabanayso oo ay qaati ka taagan ...
Ciidamada Kenya oo Nin Iyo Xaaskiisa ku dilay Magaalada Nairobi
- May 21, 2013
Saraakiisha Ciidamada Boliiska dalka Kenya ayaa faafaahin ka bixiyay ruux iyo xaaskiisa oo Maalintii ...
Yaa siiyay Korneyl Barre Hiiraale Madaafiicda goobta , xageesa ka soo galeen magaalada Kismaayo ?
- May 21, 2013
Hadal heeynta ugu badan Shacabka magaalada Kismaayo ayaa noqotay mid ka mid ah Madaxwaynayaasha ...
Soomaali diiday in uu salaan ka qaado sheefkiisa oo magdhow la siiyay
- May 21, 2013
Kamuunka Trollhättan ayaa go’aamiyay in lacag gaareysa 30.000kr la siiyo nin Soomaali ah oo diiday ...
DHAGEYSO: Laba Maleeshiyo Beeleed oo ku Dagaalamay Gobolka Sh/Dhexe
- May 21, 2013
Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya halkaasi ...