Wednesday, April 23rd, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Diyaaradii Somali Airline oo Dawlada Mareykanka Bool Bool Ukala Dhig Dhigtay (Daawo Sawirada).

Aqrisatay:5581

diyarad somaliaWebsite  Caalamiga ah ee faafiya Siraha dowladda Mareykanka ayaa faafiyey in  shirkad diyaaradeed ku Taala Gobolka San Fransisco  ee dalka Mareykanka  ay halkaasi bool bool ugu kala furfurtay diyaaraddii ay lahayd Soomaaliya ee lagu magacaabayay SomaliAirline.

WebSite-kaa oo soo bandhigay Sawirada  iyo warbixinta warka ku saabsan   diyaaraddii Somali Airline ee ay lahayd dowladdii dhexe ee  Somaaliya oo bool bool loo kala dhigdhigay qeybta hoose  ka daawo sawirrada.

1 2 - Copy 3 4 6 7

 

 

 

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media