August 2012 Archive
xidiga qadka dhexe ee kooxda barca iyo xulka spen andres iniesta ayaa kala dhex booday labada ciyaar yahan abaal marinta xidiga uguw anagsan qarada yurub iniesta ayaa ku guleytay codadkii ... DUFAANTA ISAAC HURICANE OO KU DHUFATAY MAGALADA NEW ORLEANS
Duufaanta Isaac ayaa ku dhufatay magaalada New Orleans ee ku taalla xeebta gacanka ee dalka Maraykanka. Darbi wayn oo lagu difaacayay deegaanka Braithwaite ee magaaladaas ayaa lagu soo waramay in uu ... BARITO WAXAA LADOORAN DONAA GUDOMIYE CUSUB OO BAARLAMANKA SOMALIYA YEESHO HADABA MAXAA LAGA FILAN KARAA ?
barito oo ku beegan 28/8/2012 waxaa qof walba uu indhaha ku hayaa waxa kasoo bixi doona doorashada gudoomiyaha barlamaanka cusub sanado badan kadib somalia ayaa ka gudbi doonta xili kmg ... maamulka gobolka baay oo ka tacsiyadeeyey geeridii meles zenaawi hogaamiyihii ethiopia
Maamulka gobolka Baay ayaa siweyn ugu tacsiyadeeyey geeridii ay ku timid ra'iisul wasaarihii dalka ethiopia Atto Meles zanawi. Kulan deg deg ah oo ay isugu imaadeen saraakiisha ciidanka gobolka Baay oo ... MELES ZENAWI TARIIKHDIISA OO KOBAN
Meles Zenawi wuxuu ahaa siyaasiga ugu firfircoon ee ka soo baxa jabhadda TPLF, oo ka mid ah dhaqdhaqaaqyada hubaysan ee horkacayay halganka ka dhanka ahaa rajiimkii militaryoga ee todobaatameeyadii iyo ... Musharaxa Dr Cusmaan Maxamed Gacal oo La Kulmay Sheikh Shariif sh, Muxudiin Celi (Sawiro)
Musharax xilka madaxweyne ee Soomaaliya Dr. Cusmaan Maxamed Gacal ayaa xalay kulan Afur iyo Casho Sharaf ah la qaatay Sheikh Shariif Sh; Muxudiin Celi oo ka mid ah culumada Sida ... MANCHESTER UNITED OO HESHIIS HOR DHAC AH LAGAARTAY ROBIN VAN PERSIE
kooxda manchester united ayaa wax yar kahor shaaca ka qaaday in eey heshiis hordhac ah lagaartay xidiga koxda arsenal robin van persie kadib markii labada koox ku heshyeen qiima garaya ... Ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika (SOJSA) oo ka tacsiyeeyay geerida wariye Buneyste
Ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika (SOJSA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray wariye Maxamuud Cali Yare (Buneyste oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kadib marki ay haleeshay rasaas ciidamada ... WAR DAG DAG AH INAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHI RAAJICUUN WARIYE MAXAMUUD ALI YARE BUNEYSTE OO LAGU DILAY MAGALADA MUQDISHO
allaha u naxariistee wariye maxamuud ali yare buneyste ayaa sacada yar kahor ku geeriyooday magalada muqdisho geerida marxuumka ayaa timid kadib markii eey madaxa kaga dhacday rasaas eey fureen askar ... SAFIIRKA CUSUB EE SOMALIA OO KULAN LA QAATAY GANACSATADA SOMALIA EE KU SUGAN SOUTH SUDAN
Cabdiraxmaan Nuur Maxamed Diinaari-Safiirka cusub ee Somalia ayaa kulan qaas ah la qaatay dhamaan ganacsatada somalida ee ku sugan k.sudaan kulan kan oo ahaa mid afur loogu sameynayay isla mar ...
Next Page »










