July 2012 Archive

CUDURKA CUSUB EE EBOLA
CUDUR CUSUB OO LAGU MAGACAABO EBOLA OO KA DILAACAY GALBEEDKA UGANDA
cudurka ebola waxaa uu uu sadax maalin kahor kabilowday  galbeedka dalka uganda wana mesha sanad kasta uu cudur kaan ka dilaaco Caasimadda Uganda waxaa cisbitaal la dhigay dad kale oo uu ...
man
MilkiilaYaasha Naadiga Manchester United Oo Kutimid Dhaleeceen Xaga Deenta.
Milkiilayaasha kooxda Manchester United ayaa dhaleeceyn cusub la kulmay ka dib markii ay sheegeen in iibka  suuqa saamiga la qorsheeyay ee kooxda in kala bar lacagta ka soo xaroota kaliya ...
ZAM ZAM OO SIDA CALANKA SOMALIA
OLOMPIC 2012 IYO FURITAAN KII XALAY CALANKA CIRKA U EG AYAA SIWEYN UGA DHEX MUUQADAY
Ciyaaraha Olympics 2012 ayaa xalay si rasmi ah looga furay magaalada London, waxana furtay boqoradda Ingiriiska Queen Elizabeth. Munaasabaddaasi furitaanka, damaashaad si weyn loo soo abaabulay oo dhoollatus ah ayaa ka ...
safarada
DAAWO +safiirka soomalaida turkiga oo markab alaabo muhiim ah u direy soomaaliya
Xaflad sagoontin ah oo loo sameeyay Markab siday shixnad isugu jirta cunno iyo Alaabo kala duwan oo ay qeyb galeen madaxda safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga oo uu hogaaminyay Danjire ...
diyaaradaha aan cidna wadin
QATAR BADAN AYAA LAGA FILAN KARAA SHIL KADHACA HAWADA SOMALIA
Iskudhicii lagu sigto ee ugu khatarsanaa hawada Soomaaliya waxaa ku lug yeeshay dayuurad rakaab ah oo sidday ciidan ka badan boqol askari oo ka tirsan ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ...
Bashar Assad, Dawoud Rajha, Fahed al-Jasem el-Freij
MAREYKANKA OO WALAAC KAMUUJIYAY XAALADA MAGALADA XALAB
Dowladda Maraykanka ayaa sheegeysa in ay ka cabsi qabto in dowladda Syria ay u diyaar garoobeysa weerar ay ku qaado magaala madaxda labaad ee Xalab. Wasaaradda Ariimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa ...
mombasa
DOWLADA KENYA OO KA CABSI QABTA IN DALKA INTIISA KALE EEY KA GO,DO XEEBTA BOMBASA
dowladda Kenya ayaa ka wal-walsan go'aan ay maxkamada sare ee dalkaasi ay ku ogolaatey in ay dalkaasi ka howl-gasho koox dooneysa in gobolka xeebta uu gooni ka noqda dalka intiisa ...
Danjire Cali Ameeriko oo Shahaado sharaf La gudoonsiiyay (DAAWO SAWIRRO)?
danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameerika). ayaa shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay.  Wakiil ka socday Ururrada ardayda , iyo ganacsadata ,Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka gaar ahaan Magaalada Minneapolis ...
WASIIR
(WASAARADA ARIMAHA GUDAHA & AMAANKA QARANKA)AMAANKA MUQDISHO WAA LA ADKEEYAY, SHIRKA ANSIXINTA DASTUURKA BIRITO AYUU FURMAA.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Wasaaraddu xaqiijisay ammaanka Caasimadda si uu u qabsoomo shirka ansixinta Dastuurka cusub ee uu dalku yeelanayo. Mudane ...
Balcad
QARAX CIIDAMADA DKMG AH LAGULA EEGTAY MAANTA DEGMADA BALCAD EE GOBALKA SHABEELADA DHAXE.
Qarax miino ayaa goor dhow oo duhurnimadii maanta ayaa Ciidamo ka tirsan dowladda lagyla eegtay degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe, iyadoo qaraxa uu sababay qasaarooyin kala duwan. Sida ay sheegayaan ...

Next Page »