June 2012 Archive
Kolonyo gaadiid ah oo uu la socday madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif ayaa la sheegay in ciidamo ka mid ah Al-shabaab ay jidka u galeen. Madaxweynaha ayaa gaadiid kaga soo amba ... Uefa Super Cup 2014 Waxaa lagu Qaban Doonaa Cardif.
Magaalada ku taala Wales ee Cardiff ayaa loo xushay inay marti geliso koobka Uefa Super Cup sannadka 2014, sida ay ku dhawaaqday Uefa. Koobkaan oo ay ciyaaraan kooxda ku guuleysata Champions ... Kalou Oo Go’aansandoona Mustaqbalkiisa Ciyaareed.
Ciyaaryahanka reer Ivory Coast Saloman Kalou oo haatan ku sugan dalka Maraykanka ayaa sheegay in uusan weli go’aan rasmi ah ka gaarin mustaqbalkiisa ciyaaraha isla markaana uu go’aan gaari doono ... Nabar Xanuunki Nimbuzz Iyo Maansadi “Tirig Birig”Sheeko Layaab Leh.
Sheekadaan waa dhacdo dhab ah ooka dhacday magaalad nairobi Ee dalka Kenya , waxeena dhax martay wiil iyo gabar somaliyeed , ooku nool xaafada islii taasoo eeku badantahay somalida, qisadaan ... Shah Sunni Oo Uu Reeyay 2 Gabar Oo Walaala ah “Amakaak”.
Nin u dhashay dalka India ayaa wuxuu ureeyay laba gabdhood oo walaalo ah, iyadoo ay dhacdadaan ka yaabisay malaayiin dad ah oo u dhashay dalka India, kuwaa oo siyaabooyin kala ... XKMG Ah Oo Maanta Odayaasha Horgeeysay Dastuurka Qabyo Qoralka
Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta markii u horeysay horgeysay Odayaasha dhaqanka ee shirka uga soconaya magaalada Muqdisho, nuqulkii u dambeeyay ee Dastuurka uu yeelanayo Soomaaliya, kaasi oo ka ... Qarax Baladweyn Ka Dhacay manta Oo qasaaro Geestay
Qarax aad u xoogan ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaana qaraxaasi ka dhashay qasaare dhimasho iyo dhaawac ah. Qaraxa ayaa lala beegsaday ciidamo ... Golaha Amaanka QM Oo Kalaabtay Go’aankii Shirkada Hormuud Ay Ka Gaareen
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan ay ku yeesheen magaalada New Yorkee dalka Mareykanka kasoo saaray go'aan ay ku sheegayaan in shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom, aysan lug ku lahayn ... Kulankii Siilaanyo & Madaxweyne shariif (Daawo Sawiro)
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed C/llaahi Cumar ayaa ka warbixiyay kulanka dhex maray Madaxweynaha Dowladda KMG iyo Madaxweynaha Somaliland, isagoo sheegay inuu daba socday shirkii dhowaan ka dhacay Magaalada Londonee ... Barcelona Iyo Valencia Oo wada hadal Ufurmay Oo ku Aadan Difaaca Jordi Alba.
Barcelona ayaa ku dhawaaqday inay heshiis la gaartay kooxda Valencia oo ku aadan saxiixa ciyaaryahan Jordi Alba. Kooxda Blaugrana ayaa muddo dheer lala xiriirinayay ciyaaryahanka daafaca bidix, waxaana ay haatan u jiraan hal ...
Next Page »




![abdullahi mohamed abdinoor [tirig birig]](http://horyaalmedia.com/wp-content/uploads/2012/06/abdullahi-mohamed-abdinoor-tirig-birig1-225x300.jpg)





