April 2012 Archive
Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta waxay mar kale howlgalo bur burin ah ka sameeyeen goobaha ganacsiga misane sharci darada ah ee ku yaala Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Xamar, ... Wazarada Gaashandhiga Oo Faah Faahin Ka Bixisay Dagaal Ka Dhacay Baydhabo:
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Difaaca Xukuumada KMG ee Soomaaliya ayaa faah faahino dheeraad ah waxa uu ka bixiyay dagaalo culus oo xalay ka dhacay degmada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay. Catoosh ... Tahniyad Farxad Leh
Tahniyad Meher oo hawada loo marinaayo Ustaad Nuur Cali Shire iyo Marwo Naciimo Yuusuf Maxamed Siyaad oo meherkooda ka dhacay Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan 0 Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay ... Oday Dhaqameedyada oo Nacalad Dusha Ugu Tuuray Buruno Empond UnPos
Oday Dhaqameedyo Soomaaliyeed ayaa si kulul u weeraray nin ka shaqeyn jiray Xafiiska Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya loona yaqaanay BRUNO EMPONDO kaaas oo horey oday dhaqameedyada ... Dagaal Ka Dhacay Xalay Duleedka Magalada Muqdisho:
Dagaalo u dhaxeeya ciidamada dowladda KMG oo kaashanaaya AMISOM iyo Kooxda Shabaab ayaa xalay ka dhacay Ex-control Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho, waxaana dagaalkaa ka dhashay qasaare kala duwan. 3 ruux ... Dilal Qorsheesan Oo Xalay Ka Dhacay magalada Muqdisho:
Degmooyinka Wadajir iyo Hilwaa waxaa xalay ka kala dhacay dilal kala duwan, oo la sheegay in ay ka kala dambeeyaan Kooxda Al-shabaab iyo dowladda KMG ee Soomaaliya. Degmada Hilwaa waxaa la ... Shinnemo Ku Taalo Degmada Hodan Oo xalay Bam Gacmeed Lagu Weeray :
Goob Shineemo ah oo ku taala degmada Hodon gaar ahaan xaafada Tarbuunka ee magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa lagu weerary Laba Bam Gacmeed oo is xig xigay iyadoona halkaasi ay ... Axmed C/salaan “Shiikh Shariif Waa Nin Aan Waxbo U Qaban Gobolka Galgaduud Taasna Waxay Mijinaysaa Inuu Dan Ka Lahayn:
Siyaasiga Caanka ah Axmed C/salaan Xaaji aadan ayaa si kulul u Weeraray Madaxweyne Haatan Talada Haayo Dalka somaliya shariif waxa uuna sheegay in mas’uuliyada uu haayo ay tahay mid dano ... Qaar Ka Mid Ah Dhawacyadii Tiyaatarka Muqdisho Oo Maanta loo Dhigayo Dalka Jabuuti(Magacyada Dhawacyada)
Wararka ka imaanaya Garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas la geeyay qaar ka mid ah dhaawacyadii halista ahaa ee Qaraxii Tiyaatarka. Dhaawacyadan oo dalka waxba looga qaban waayay ayaa lagu ... Al-Shabaab Oo Dad Ra’Yid Ah Ku Dilay Deegaan Hoos Yimada Kismayo Meydkoodana Ku Jiiday Gaari:
Wararka ka imaanaya magalada Xeebeedka kismaayo ayaa sheegaya in halkaas ay Kooxda Al-Shabaab ku dileen Ra'yid ah Oo aan waxba galabsan,kadibna Meydkooda Ku Xiray Gaariga Dagaalka ee Somalida U Taaqano ...
Next Page »










